Guddida Nabadda ee Jamhuuriyadda Somaliland

Shaqada Guddida

Nabadaynta

Xoojinta wada-noolaanshiyaha, is-cafinta, iyo istixgelinta, si loo xoojiyo nabadda ka hanaqaadda geyiga Somaliland oo dhan.

Dib-u-heshiisiinta

Hirgelinta barnaamijyo dib u heshiisiineed, si loo daweeyo qaybsanaanta iyo tabashooyinka soo-jireenka ah.

Xalinta khilaafaadka

Aqoonsiga iyo wax-ka-qabashada sababaha asalka u ah khilaafka si looga hortago in ay sii fidaan, iyo dhexdhexaadinta khilaafaadku...

Siyaasadda & Latalinta Xukuumadda

In dawladda lagala taliyo nabadaynta, xallinta khilaafaadka, iyo arrimaha ammaanka.

Scroll to Top