Guddida Nabadda ee Jamhuuriyadda Somaliland

Nabaddu Waa Xal – Dhibaato kasta, xal nabadeed baa u jira oo ay leedahay!

NABADDU WAA XAL.
Dhibaato kasta, xal nabadeed baa u jira oo ay leedahay,! Waligaa Ha u degdegin dagaal, xanaaq, ama nacayb – ogow in xal nabadeed mar walba jiro. Dadka sabir badan iyo kuwa nabadda jecel, guusha ayay gaadhaan!
Scroll to Top