Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu weheliyo Guddoomiyaha Guddida Nabadda Qaranka JSL mudane, Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde waxa ku wahelinaayey Guddida sare iyo Agaasimaha Fulinta ee Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka JSL.
Kulankaasi oo ay ujaddadiisu ahayd xoojinta iskaashiga ka dhexeeya Xukuumadda cusub ee Somaliland iyo Akaademiga, gaar ahaan dhinacyada la xidhiidha Nabadda, Xasiloonida, Dib-u-heshiisiinta, Geeddi-socodka Dimuqraadiyadda iyo Dawlad-wanaagga.