Xubno kamida Golaha Wasiirada Dawlad deegaanka Somalida ayaa Caawa Casho Sharaf ku maamusay Gudida Nabada Somaliland oo Maalmihii u dambeeyey Hawlo shaqo u joogay Caasimada Dawlad deegaanka Somalida ee Jigjiga.
Kulan Is Xog-waraysi Ah Oo Dhex Maray Guddida Nabadda JSL Iyo Wasiiro Ka Tirsan DDS
