Jaalkayaga
Guddida nabaddu waxa uu iskaashi shaqo la yeelanayaa daneeyeyaal aad u tiro badan, waxaa ka mid ah:
Jaal Maxalli ah
Xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga, culimada diinta iyo madax-dhaqameedka, ururrada bulshada rayidka ah, iyo ururrada bulsho ee kale.
Jaal Caalami ah
Guddidu waxa ay u diyaarsantahay la shaqaynta iyo jaal la noqoshada ururrada nabadda ka shaqeeya ee heer gobal ama heer caalami, iyo sida oo kale ururrada iyo hay’adaha ku hawlan xal u helidda khilaafaadka iyo nabadaynta.





