Guddida Nabadda ee Jamhuuriyadda Somaliland
Guddida Nabada Qaranka JSL oo shir muhiim ah la yeeshay masuuliyiin ka socday ururada bulshada (civil society). Shirkan ayaa ka qabsoomay xafiiska Guddida Nabadda ee magaalada Hargeysa.
Muuqaal: Ergooyinkii Nabadda Ceerigaabo oo raacii koowaad u socdaaleen Ceerigaabo