Guddida Nabadda ee Jamhuuriyadda Somaliland
Badhasaabka Gobolka Awdal Muxumed Xasan Jaamac (Xoday) ayaa caawa casho sharaf ku maamuusay guddida nabada qaranka oo hawlo shaqo u jooga magalada Borama ee caasimada gobolka Awdal.
Muuqaalka: Bookhashada Gudida Nabada ee Maktaba Gebeley.