Guddida Nabadda Qaranka Somaliland ayaa maanta oo ay taariikhdu ahayd April 1, 2026 kulan kula qaatay xafiiskooda magaalada Hargeysa, qaybo ka mid ah culimada dalka.
Ujeedada kulanka ayaa ahayd in la xoojiyo doorka culimada ee ka qayb qaadashada nabadda guud ee Qaranka.
Culimada oo wakhti kasta door shariif ah ka qaata wacyigelinta bulshada ayaa soo dhaweeyey kulanka ay la qaateen Guddida Nabadda Qaranka JSL.