Ambassador Mirko Giulietti iyo weftiga uu hogaaminayo ayay Guddida Nabaddu uga xog warameen shaqadda baaxada leh ee ay Qaranka u hayaan, isla markaana waxa ay la wadaageen xogo badan oo la xidhiidha hawlaha nabadda ee ay gacanta ku hayaan.
Guddida Nabadda Qaranka JSL oo xafiiskooda ku qaabilay Safiirka dalka Switzerland u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya ee uu fadhigiisu yahay magaalada Nairobi.
