Guddida Nabadda Qaranka JSL ayaa kullan muhiima la qaatay hogaanka sare ee Jaamacadda Hargeysa. Kullaanka ayaa si gaara waxa uu uga dhacay xarunta machadka xalinta khilaafaadka.
Guddida Nabadda Qaranka JSL ayaa kullan muhiima la qaatay hogaanka sare ee Jaamacadda Hargeysa.
