Guddida Nabadda Qaranka JSL ayaa bookhasho ku tagay xarunta Akadamiga Nabadda. June 23, 2025 Masuuliyiinta Guddida Nabadda ayaa xogo muhiima ka dhagaystay masuuliyiinta kala duwan ee Akadamiga, iyaga oo la wadaagay hawlaha nabada iyo khibradooda shaqo.