Guddida Nabadda ee Jamhuuriyadda Somaliland

Guddida Nabada Qaranka JSL oo shir muhiim ah la yeeshay masuuliyiin ka socday ururada bulshada (civil society). Shirkan ayaa ka qabsoomay xafiiska Guddida Nabadda ee magaalada Hargeysa.

Waxaa diirada lagu saaray sidii Guddida Nabadda Qaranka iyo ururada bulshadu uga wada shaqayn lahaayeen arrimaha nabadda.

Guddida ayaa maalmihii ugu danbaysay kulamo kala duwan la yeeshay qayba bulshada iyo madax sare sare oo ka socday beesha caalamka

Scroll to Top