Guddida Nabadda ee Jamhuuriyadda Somaliland

Guddida gogosha nabadda oo boqol halaad u kala wareejisay laba beelood

Guddida gogosha nabadda ayaa maanta 13 October 2025 wajigii koowaad ee magta marxuum Xuseen Maxamed Salaax (Binaate) u kala wareejisay labada beelood hore loo xaliyey arrinkooda ee Bahwadaag Bahogayslabe iyo Basanbuur..
Halka ka sii eeg sawiro intaas ka badan:

Scroll to Top