Guddida Nabadda ee Jamhuuriyadda Somaliland

Ergo ka socotay Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo safar nabadeed ku yimi Hargeysa

Ergo ka socotay Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo safar nabadeed ku yimi Hargeysa isla markaana hore ula soo kulmay Ugaaska guud ee beesha Ciise iyo Gendaha oo dhawaan baaq colaadeed hawada mariyey ayaa soo gaadhay Magaalada Hargeysa.
Ujeeddada safarku waxay ahayd sidii xal waara looga gaadhi lahaa xiisaddii ka taagnayd Boorama.
Ergadda ayaa kulan la qaatay Guddida Nabadda Qaranka Somaliland, kaas oo ka qabsoomay Ambassador Hotel. Kulanka ayaa hoosta laga xariiqay in si waarta looga shaqeeyo nabadda.
Scroll to Top