Guddida Nabadda ee Jamhuuriyadda Somaliland

Ceerigaabo: Beelaha Degmada Ceerigaabo beel ka mid ah oo soo xushay xubnaha ergada shirka

Degmadda Ceerigaabo waxa wali ka socda dadaalada loogu jiro dhamaystirka gogosha nabadda ee madaxweynaha qaranka Somaliland ku baaqay.
Beesha Habarjeclo bari ayaa kulamo maalmahan u socday ka soo saartay guddi ka kooban 71 xubnood oo noqon doona ergada rasmiga ah ee ka qayb geli doonta shirka nabadda nabadda ee degmada Ceerigaabo.
Scroll to Top