Badhasaabka Gobolka Awdal Muxumed Xasan Jaamac (Xoday) ayaa caawa casho sharaf ku maamuusay guddida nabada qaranka oo hawlo shaqo u jooga magalada Borama ee caasimada gobolka Awdal. April 26, 2025