Degmadda Ceerigaabo waxa wali ka socda dadaalada loogu jiro dhamaystirka gogosha nabadda ee madaxweynaha qaranka Somaliland ku baaqay.
Beesha Habarjeclo bari ayaa kulamo maalmahan u socday ka soo saartay guddi ka kooban 71 xubnood oo noqon doona ergada rasmiga ah ee ka qayb geli doonta shirka nabadda nabadda ee degmada Ceerigaabo.












