Guddida Nabadda ee Jamhuuriyadda Somaliland

Guddidda nabadda Qaranka, guddida qaban-qaabada shirka nabada Sanaag, maamulka gobolka oo kulan diyaar garaw ah wada yeeshay.

Guddidda nabadda Qaranka, guddida qaban-qaabada shirka nabada Sanaag, maamulka gobolka, ka degmada iyo laamahaa ammaanka oo maanta kulan muhiima la yeeshay waayeelka iyo waxgaradka reer Ceerigaabo. Kulaanka oo ahaa mid dhabaha loogu xaadhayo qabsoomida shirka nabadda.

Scroll to Top