Guddida Nabadda ee Jamhuuriyadda Somaliland

Guddida Nabadda Qaranka JSL oo Kulan La Qaatay Beelaha Warsangeli, Ugaas Labe iyo Cabaas Muuse

Guddida Nabadda Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kulan muhiim ah la yeeshay beelaha Warsangeli, Ugaas Labe iyo Cabaas Muuse. Kulankan oo ka dhacay magaalada Hargeysa ayaa isugu jiray is xog-waraysi qoto dheer iyo qado Sharaf.
Kulankan wuxuu ujeedkiisu ahaa sidii si wadajir ah loogu midoobi lahaa dadaallada nabadaynta gobolka Sanaag, Waxaa la isla qaatay in si buuxda looga wada shaqeeyo nabadda iyo xasilloonida gobolka.

           

Scroll to Top