Xubnahan oo ka soo jeeda gobolada bari, gaar ahaana Badhan iyo Sanaag. Waxa ay guddida isla rogrogeen xaaladda nabadeed ee deeganadaas iyo sida dadka deegaanka looga dhex abuuri lahaa jawi nabdoon.
Guddida Nabadda JSL Ayaa Xaruntooda Ku Qaabilay Xubno Ka Mida Golaha Wasiirada
