Guddida Nabadda ee Jamhuuriyadda Somaliland

Guddida Nabadda JSL Oo Madaxtooyadda DDS Kulan Kula Yeeshay Wasiirka Madaxtooyadda.

Gudida Nabadda Somaliland Oo Kulan qaatay Wasiirka Madaxtooyada DDS ,kulankaas waxa Gudida kuwehelinayey Gudida Nabada ee DDS. Kulankaas waxa diirada lagu saaray Dhibaatooyinka iyo Riiqda ka dhalata Colaadaha iyo sidii Xalwaara loogu helilahaa Colaadaha soo Noqnoqda.
Scroll to Top