Guddida Nabadda ee Jamhuuriyadda Somaliland

Badhasaabka Gobolka Awdal Muxumed Xasan Jaamac (Xoday) ayaa caawa casho sharaf ku maamuusay guddida nabada qaranka oo hawlo shaqo u jooga magalada Borama ee caasimada gobolka Awdal.

Scroll to Top