Peace Committee of the Republic of Somaliland

Guddida Nabadda ayaa maanta xafiis cusub ka furatay Magaalada Hargeysa.

Guddidii nabadda ee uu dhawaan magacaabey madaxweynaha Somaliland ayaa maanta oo xafiis cusub ka furatay Magaalada Hargeysa.
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga qaranka ayaa xafiiskan cusub guddida xadhiga uga jaray .

 

Scroll to Top