Peace Committee of the Republic of Somaliland

Guddida Nabadda ayaa kulan afur ah la yeeshay Madaxa hay’adda ALIGHT

Guddoomiyaha Guddida nabada Qaranka JSL Mudane Cabdiqadir X. Ismaaciil Jirde oo ay weheliyaan Xubnaha Guddida Nabadda ayaa kulan afur ah la yeeshay Madaxa hay’adda ALIGHT ee Geeska Africa Mudane Aadan Cabdi Cadar iyo madaxa xafiiska Alight ee JSL.
Kulankaasi ayaa ujeeddadiisu ahayd is- xog waraysi iyo wado-shaqeyn.

Scroll to Top