{"id":3476,"date":"2025-12-06T10:55:58","date_gmt":"2025-12-06T10:55:58","guid":{"rendered":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/?p=3476"},"modified":"2025-12-07T10:56:56","modified_gmt":"2025-12-07T10:56:56","slug":"war-saxaafadeed-xaaladda-boorama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/war-saxaafadeed-xaaladda-boorama\/","title":{"rendered":"War-Saxaafadeed: Xaaladda Boorama"},"content":{"rendered":"<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Guddida Nabadda Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan ehelada, qoysaska iyo qaranka Somaliland ee ay ka baxeen dadkii ku geeriyooday shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaalada Boorama. Guddidu waxay Eebbe uga baryaysaa naxariistii Janno inuu ka waraabiyo dhammaan marxuumintii, inta ku dhaawacantayna Ilaahay ha u boogo dhayo oo caafimaad sareecan ha siiyo.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Guddida Nabadda Qaranku waxa kale oo ay si buuxda u taageeraysaa baaqyadii nabadeed ee kala duwanaa ee kasoo baxay xildhibaanada, aqoonyahanka iyo waxgaradka bulshada, kuwaas oo xoojinaya muhiimadda wada hadalka, xasilloonida, iyo ilaalinta midnimada qaranka Somaliland.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale, guddidu waxay si rasmi ah u taageeraysaa go\u2019aanka ay soo saareen salaadiinta Somaliland ee lagu hakiyey bandhigga buugga Xeer Ciise, isla markaana lagu adkeeyay gogosha nabadeed ee la dhigayo 10-kii bishan, si looga wada hadlo arrimaha taagan loogana gaadho xal waara oo waafaqsan danta iyo wadajirka bulshada.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Guddida Nabadda Qaranka waxay maanta shir degdeg ah ku yeesheen magaalada Hargeysa, kaasi oo lagaga arrinsaday xaaladda ammni ee dalka, gaar ahaan dhacdadii Boorama. Gudidu waxay ka soo saartay shirkaasi qodobadan:<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">1. In colaadda iyo shaqaaqada laga wada shaqeeyo sidii loo joojin lahaa laguna beddeli lahaa wadahadal iyo isu soo dhowaansho.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">2. In bulshada reer Somaliland dhammaantood ay ka shaqeeyaan xasiloonida iyo nabadda.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">3. In cid kasta oo nabadda ka shaqaysa Guddidu la garab taagan tahay taageero buuxda.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ugu dambayn, Guddida Nabadda Qaranka waxay mar kale bulshada u soo jeedinaysaa inay xoojiyaan wadajirka, is xushmeeyaan, kana shaqeeyaan ilaalinta nabadda oo ah tiirka ugu weyn ee qarankeenu ku taagan yahay ah.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddida Nabadda Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan ehelada, qoysaska iyo qaranka Somaliland ee ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1134,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"site-sidebar-layout":"default","site-content-layout":"","ast-site-content-layout":"default","site-content-style":"default","site-sidebar-style":"default","ast-global-header-display":"","ast-banner-title-visibility":"","ast-main-header-display":"","ast-hfb-above-header-display":"","ast-hfb-below-header-display":"","ast-hfb-mobile-header-display":"","site-post-title":"","ast-breadcrumbs-content":"","ast-featured-img":"","footer-sml-layout":"","theme-transparent-header-meta":"default","adv-header-id-meta":"","stick-header-meta":"","header-above-stick-meta":"","header-main-stick-meta":"","header-below-stick-meta":"","astra-migrate-meta-layouts":"set","ast-page-background-enabled":"default","ast-page-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""}},"ast-content-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-opacity":"","overlay-gradient":""}},"footnotes":""},"categories":[13,1],"tags":[],"class_list":["post-3476","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-war-saxaafadeedyo","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3476"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3478,"href":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3476\/revisions\/3478"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1134"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandpeace.com\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}